Articles

Category: warka
Published on 28 December 2012 Hits: 737
Print

 

asalaamu caleeykum waraxmatulaahi wabarakaatuh.waxaan salaamayaa dhamaan walaalaha jaaliyada dooxo meel kasta eey dunida kajoogaaan.salaan kadib waxaa la ogeeysiinayaa walaalaha jaaliyada dooxo in sanadkan gudihiisa eey dheceen shirar badan oo isdaba joog ah kuwaasoo ujeedka kadanbeeya ahaa in dagaal iyo colaad laga abuuro deegaanada dooxaland somalia taasina waa mid dhabar jab ku ah bulshada deegaanka dooxaland kadib marii sanadkan aan kujiro eey ciidamada itoobiya iyo mileeshiyaad reer dhuusamareeb ah qabsadeen deegaanka waxaa dhacday in eey isagabexeen kadin markii eey waayeen caawimaad deegaanka ah kadib waxaa soconayey isku day ladoonayey in lahelo waxgaradka iyo qurba joogta deegaanada dooxaland waxgaradka wadanka gudihiisa jooga ayaa loo bandhigay in eey ka qeeyb qaataan dagaal lala galo ciidamada al shabaab ee iyagu ku sugan deegaanada dooxaland waxaa arinkaa ka biya diidey dhamaan waxgaradka iyo aqoon yahanada dooxaland.waxaase nasiib dara noqotay in eey qurba jootii qaar kamid ah aqbaleen waxaa dhacay dhoowr shir oo isdaba joog ah kii ugu danbeeyey waxa uuka dhacay xafiiskii shirkadii burburtay ee qaranexpress wadanka sweden magaalada stockholm  waxana kaqeeyb qaadanayey dhamaan shirarkaas madaxdii hay,addii fashilantay ee dooxo iyo madaxdii shirkadii burburtay ee qaranexpress sidaa darteed waxaa la ogeeysiinayaa walaalaha wanaaga jecel ee dooxaland in laga hor tago dhibaatada la abuurayo miyaaney  nagu lileeyn wixii aan soo maran qasaare 22 saro ee burburka iyo kala cararka ahaa hadii deegaankaa  dagaal kadhaco waxaa loo raacanayaa dhibka shaqsiyaadkii abaabuley sidaa halala socdo.waxaa mudan in taageero lasiiyo doowlada soomaaliya udhalatay meeshii qabiil lataageerilagaa walaalyaal waxaan soo maran doowlado badan oon awood laheeyn midan maanta jirta waa rajo wanaagsan doowlada ayaa amaanka wadanka kuwanaagsan in eey xaqiijiyaan ee qabiil waxba maqaban karayo sidaa darteed fadlan hala taageero doowlada soomaaliya mahadsanidin

nala soo xiriir This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.