Qormadii uu DONALD KIPKORIR Soomaalida ugu gafay, dhulka Soomaaliyeedna Kenya iyo Itoobiya u kala qeybiyay oo Af-Soomaali lagu turjumay – Qore Aden Colujoog Waxaa turjumay: ADEN COLUJOOG, Tifatiraha Allgedo.com, adencolujoog@yahoo.com ARAR: Dhamaan dadka Soomaaliyeed meel ay joog
Read more...C/Shakuur Mire Adan “Waxaan ku Baaqayaa in Xilka laga qaado Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan Maadaama ay Ogolaatey in Muran la Geliyo Badda Soomaaliya” Xigasho: Radio Dalsan oo wararka ka baahiya Muqdisho "Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliyeed shalay waxay iska saxiixday dhulkii S
Read more...Suldaan Deeqow: Kenya Waxay Jubbaland u Gashay in muran la geliyo Kismaayo, si markaas loo ilaawo NFD "Sababta kale ee Kenya u gashay Jubbaland waa Khayraadka Badda (marine resources)" "Gaarisa Waa Dhul ay Leedahay Soomaaliya"... "waxay NFD u aamustay waayo Geeska Afrika ay
Read more...Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay in kooxda Al-shabaab oo dagaal kula jirta ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa taageera ee AMISOM. Soomaaliya ayaa xilligan wadda qorshayaal ay ku doonayso inay kaga baxdo colaado iyo d
Read more...Gudiga qurxinta iyo dib u dhiska Masjidka Bardaha ee Bartamaha Magaalada B/weyne ayaa bilaabay burburinta dhismahii hore ee Masjidka si masaajidka loga dhigo mid leh dhismo casri ah lana gaarsiyo ilaa Seddex Dabaq sida ay warfidiyeenka u sheegeen gudiga gacanta ku haya dhismaha Masjidka. Masjidk
Read more...Munaasabad xariga looga jarayay hay’ad samafal oo lagu magcaabo Hormuud Foundation ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho, taasoo ay kasoo qaybgaleen mas’uuliyiinta ugu sarreysa shirkadda Isgaarsiinta Hormuud iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Hay’addan ayaa la sheegay in loogu talogalay inay ca
Read more...Dabaaldagyo waa weyn oo u muuqda in si qurux badan loo agaasimay ayaa ka dhacay magaalada Addis-Ababa ee xarunta dalka Ethiopia kuwaasoo lagu xusayo 50 sano guurada kasoo wareegtay markii la aas aasay ururka Midawga Africa. Madaxda wadamada Africa ayaa goob jog ah xafalada si ay marqaati ugu noqd
Read more...Taliska ilaalada waddooyinka ayaa magaalada Muqdisho ka bilaabay howlgallo nooc cusub ah oo aan horay loogu arag waddooyinka waaweyn ee magaalooyinka gobolada dalka oo dhan. jan. Cali Xersi Barre Taliyaha ciidamada Ilaalada Waddooyinka oo howlgalkaan hoggaaminaya ayaa ku s
Read more...Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay arrimaha ka taagan Jubbooyinka, isagoo sheegay in waxyaabaha ka taagan ay qayb ka yihiin waxyaabihii ay muddada ka digaysay dowladda. Sidoo kale, Xasan Sheekh ayaa ka hadlay Somaliland, isagoo xusay in midnimada Sooma
Read more...ogeeysiis kusocda dhamaan walaalaha beesha maxamuud hiraab ,dudduble. war kasoo baxay golaha dhaqanka iyo aqoonyahanada beesha maxamuud hiraab oo fadhigoodu yahay degmada ceelgaras ee gobolka galguduud waxa eey ogeeysiinayaan dhamaan walaaha beesha in laga fiirsado waxyaabaha keeni kara ka
Read more...Warsaxaafadeedka ka soo baxay xafiiska madaxweynaha DFS ayaa faahfaahin ka bixiyey shirka lonodn, hoos ka akhri: Madaxweynaha Soomaaliya oo furay shirka London sheegayna in Somaliya ay diyaar tahay (London, UK 07 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxa
Read more...Inj. Idiris "baaxadda badda Soomaaliya cabbir ahaan (inta ay xeebta ka durugsan tahay) waxay u dhigantaa masaafo u dhaxaysa Muqdisho iyo Garbahaaray (oo isu jira 377 km), waxaana la rabaa masaafada intaas leeg in lagu soo koobo masaafo ka sokaysa Muqdisho iyo Afgooye. Qamar Haashim "Wax
Read more...Shirdoon oo Lagu Fariisiyey Kursigii... Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa April 5, 2013 waxa uu gaaray magaalada Addis ababa ee xarunta dalka gumeysiga Itoobiya si uu uga qayb galo dhismaha hay'adda loogu magac daray Meles Zenawi oo ahaa Ra'iisa
Read more...SOMALITALK - DIFAACA BADDA SOOMAALIYA Wareegga 2aad: Law No 37 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 |
Read more...Guddiga Ammaanka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Sheegay in ay la Xisaabtami doonaan Hay’adaha ammaanka Dowladda ka dib markii la laayey Maxaabiis la hayeyLabadii Maalmood ee la soo dhaafay Siyaabo kala Duwan Dilal loogu gaystay gudaha Magaalada Muqdisho Dad tiradoodu ay gaarayso illaa Tobaneeyo isl
Read more...