Taliska ilaalada waddooyinka ayaa magaalada Muqdisho ka bilaabay howlgallo nooc cusub ah oo aan horay loogu arag waddooyinka waaweyn ee magaalooyinka gobolada dalka oo dhan. jan. Cali Xersi Barre Taliyaha ciidamada Ilaalada Waddooyinka oo howlgalkaan hoggaaminaya ayaa ku s
Read more...Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay arrimaha ka taagan Jubbooyinka, isagoo sheegay in waxyaabaha ka taagan ay qayb ka yihiin waxyaabihii ay muddada ka digaysay dowladda. Sidoo kale, Xasan Sheekh ayaa ka hadlay Somaliland, isagoo xusay in midnimada Sooma
Read more...ogeeysiis kusocda dhamaan walaalaha beesha maxamuud hiraab ,dudduble. war kasoo baxay golaha dhaqanka iyo aqoonyahanada beesha maxamuud hiraab oo fadhigoodu yahay degmada ceelgaras ee gobolka galguduud waxa eey ogeeysiinayaan dhamaan walaaha beesha in laga fiirsado waxyaabaha keeni kara ka
Read more...Warsaxaafadeedka ka soo baxay xafiiska madaxweynaha DFS ayaa faahfaahin ka bixiyey shirka lonodn, hoos ka akhri: Madaxweynaha Soomaaliya oo furay shirka London sheegayna in Somaliya ay diyaar tahay (London, UK 07 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxa
Read more...Inj. Idiris "baaxadda badda Soomaaliya cabbir ahaan (inta ay xeebta ka durugsan tahay) waxay u dhigantaa masaafo u dhaxaysa Muqdisho iyo Garbahaaray (oo isu jira 377 km), waxaana la rabaa masaafada intaas leeg in lagu soo koobo masaafo ka sokaysa Muqdisho iyo Afgooye. Qamar Haashim "Wax
Read more...Shirdoon oo Lagu Fariisiyey Kursigii... Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa April 5, 2013 waxa uu gaaray magaalada Addis ababa ee xarunta dalka gumeysiga Itoobiya si uu uga qayb galo dhismaha hay'adda loogu magac daray Meles Zenawi oo ahaa Ra'iisa
Read more...SOMALITALK - DIFAACA BADDA SOOMAALIYA Wareegga 2aad: Law No 37 | 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 | 08 | 09 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 |
Read more...Guddiga Ammaanka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Sheegay in ay la Xisaabtami doonaan Hay’adaha ammaanka Dowladda ka dib markii la laayey Maxaabiis la hayeyLabadii Maalmood ee la soo dhaafay Siyaabo kala Duwan Dilal loogu gaystay gudaha Magaalada Muqdisho Dad tiradoodu ay gaarayso illaa Tobaneeyo isl
Read more...Muddada sannadka ahee uu Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay xayiraaddii hubka ka fududeeyay Soomaalyaayaa u ogalaanaya xukuumadda in ay soo iibsato hub fudud si ay ula dagaallanto al-Shabaab, laakiinse falanqeeyayaasha qaar ayaa ka digaya in hubka oo loo oggalaado waddanka ay dhici karto in hubku
Read more...Gobollada Jubooyinka dalka Soomaaliya waxay kamid yihiin gobollada ugu kheyraatka iyo wax soo saarka badan dalka Soomaaliya, waxaana ku nool qabiillo kala duwan oo si siman u wadaaga maamulka gobolka, waxdheefka iyo guud ahaan qeybaha kale ee muhiimka ah. Dadka ku dhaqan Jubooyinka waxay aad ugu ti
Read more...Marxuumad Xaawo Cawaale Abtidoon oo loo yaqaanay Xaawo Yareey oo aheyd Haweeneeydii ugu horeeysay oo isu soo taagtay Xildhibaanimo sanadkii 1969 ayaa ku geeriyootay Magaalada Muqdisho Galabdhii Shalay. Marxuumada Xaawo Yareey ayaa aheyd Haweeney taariikh dheer ku leh Wadankeena Somalia ayadoo ahe
Read more...Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee dalka Kenya, Uhuru Kenyatta, kaasoo kusoo baxay doorashadii dalkaas ka dhacday toddobaadkii lasoo dhaafay, isagoo shacabka Kenya ugu baaqay inay muujiyaan xasillooni. Xasan Sheekh wuxuu ugu baaqay siyaasiyi
Read more...Gudoomiyaha gudiga doorashada Dalka Kenya ayaa si rasmi ah, daqiiqado ka hor ugu dhawaaqay inuu ku guulaystay doorashadii Kenya, Uhuru Kenyatta oo noqonaya madaxweynihii afraad ee dalkan isagoo helay 6,173,433, halka Raila Odingana uu helay 5,340,546 oo cod. Kenyatta ayaa sannadii 2002-dii ku guu
Read more...Dhacdooyin La Yaab leh oo laga soo Ururiyey Howlagalada Ciidamada Dowladda ee Muqdisho (Warbixin) Iyadoo Maalmahaan ay socdeen Howgalo ay Sameynayeen Ciidamada Dowlada Federaalka kuwaas oo lagu soo ururrinayo Dhalinyarada Da’dooda u dhaxeysa 15 jir ilaa 20 jir ,hase yeeshee dadka Qaar aya
Read more...Waxay ahayd in la yiraahdo waxaa dib u soo laabtey Xiriirkii Mareykanka iyo Soomaaliya… ama la yiraahdo: Soomaaliya iyo Mareykanka oo dib Boorka uga Jafey Xiriirkoodii 22 Sanno ka dib… “ - Waxayna ahayd in Madaxweynaha (Soomaaliya) uu si aad ah isaga Fiiriyo erey bixinta , waayo xitaa Laba Da
Read more...